|
|
| daily menu » rate the banner | guess the city | one on one |
|
|||||||
![]() |
|
|
Thread Tools | Display Modes |
|
|
#1 |
|
RETIRED
Join Date: Sep 2010
Posts: 2,524
Likes (Received): 13
|
'Nation of Poets' | Discussions on Somali literature, poets and poetry | Historic and modern
The artform our people are known best for historically.
Discuss.
|
|
|
|
|
|
#2 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
Way ila haboon tahay inaynu gabayo miisaaniyad weyn leh, oo wadani ah ka bilaabno. Waa taariikh, ee ha la xuso oo ha la xasuusto.
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
#3 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
#4 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
#5 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
Soomaalaay Dhegaha Fura!
Soomaaloow hadaydun nabad doonaysaan, caalamka soo gaadhaysaan, oo faqri iyo darxumo ka baxaysaan, waa inaydun isgarowsataan, Isu hiilisaan, oo wada tashataan. Waa inaydun is saamaxdaan, sinaan iyo cadaalad iskula dhaqantaan, oo isu dulqaadataan, isku qorshiyo talo noqotaan, nimcadiina wada qaybsataan, mustaqbalkiina ka fikirtaan, Cadowgiina ka feejignaataan. Waa inaydun nimcada Alle' garataan, dhulkiinu idinku filan yahay, oo ininka badanyahay qirataan, in khayraadku buuxdhaaf yahay, oo cadowhu dire diraa yahay, weligiin ogaataan. Waa inaydun diinta ku noqotaan, qalbigiina daahirtaan, oo qabyaalada iska masaxtaan, walaalnimadiina adkaysaan, gacalnimadii soo celisaan, raxmadiina is tustaan. Waa inaydun Somalinimadii noolaysaan, oo diinta mooyaane', waxa kaloodhan ka saraysiisaan, danta guud ogsanaataan. gacmo wadajir ayay wax ku gooyaan, xasuusataan.
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
#6 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
Gabay Somali oo wadani ah. Courtesy and credit to Ijaabo Aadan Weyrax. She is the one who composed this poem - a true Somali lady (who lives in Cairo Egypt).
"Maansodaydan bilan, oo baawarkeedo wacanya, oo aan boow seego ahayn, ayaan soo bandhigayaa, barbaaryahay dhamaantiin, bulshoyahay dhegaha fura. Baaqa kaleeto(/kale) oo aan soo bandhigayaa, Barbaartii dalkeena, waxbarasho la'i iyo, baahi shaqo la'aan, buntuqay ka carareen, badduu laashku kula degaa! Burburkaas waxa na baday, waa belo qabyaalad ee, ana taa umaan bogin. Boqorkii na uuntiyo, baaqa keligii noolaha, Alle' ayaan baryayaa, burburkaa na haystiyo. inuu belada reeboow, bilicdii dalkeeniyo, noo biiso nabadii, amiin ta badiyoo, bismilaahi wada dheha. Baaqa kaleeto oo aan soo bandhigayaa, dekadii bilnayd iyo, burbur madaarkii, bilicdii magaalada, qashin baa bayaxan oo, burbure daarihii beled, Booli qaran agteed iyo, badhtanka ceelgaab, bisadahaa nexh jiifoo, eeyaha butaamoo, waraabaha ku baacsan oo, Burburkaas waxa na baday, waa belo qabyaalad ee, ana taa umaan bogin. Baaqa kaleeto(/kale) oo aan soo bandhigayaa, baabuurkii ka baxa meel, bartii uu u socday, kuma gaadho badbaad oo, burcad baa jidka u geli, baas iyo qori ku furi, baa'bi'in dadkii qaar, baaqigii ka soo hadha, ma badbaadinaa yaan, biilkay siteen iyo, boorsaday ka qaataan, burburkaas waxa na baday, waa belo qabyaalad ee, ana taa umaan bogin. Baaqa kaleeto(/kale) oo aan soo bandhigayaa, buktada iyo dhaawaca, barin lagu daaweeyi'yo, baro caafimaad ma leh, bukto iyo dhibaatuu, dadkeeni la baa'ba'ay, dhkhtarkii u soo baxa, badbaadi dadkaago, bulshdaada wax u qabo, beryo markaanu ku raysano, badaw aan wax garaneyn, aya baas ku furoo, waa beesha reer hebel, ayaa loo bireeyaa, burburkaas waxa na baday, waa belo qabyaalad ee, ana taa umaan bogin. Baaqa kaleeto(/kale) oo aan soo bandhigayaa, raga belo ku faankoow, su'aal baaxad weyn baan, idiin soo bandhigayaa, baasuuka la dhacayoo, barbaartan la laynayiyo, sedka hadaan la ii badin, nabada waan ka baxayaa, baasiin dab lagu shido, baa'ba'u ma shraf baa ? beladu ma guul baa ? ma baa'ba'do taariikh, dalka aad burburiseen, bulshada aad dhameyseen, baaqigii ka soo hadha, hadhoow baal madoow bay, idin ka soo bandhigi oo, bulshadaa idin eedayn, beena maaha hadalkaasi, raga belo-ku-faanka ah, "boqolaal anaa dillay, anaa ka sii badan", ku baryaa shisheeyaha, burbur dalkaago, barbaartaada soo laa, baaruuda qaraxdiyo, lagu siiyo beesada, badaw aan damiir lahayn, burburiyay dalkeeni, Idiin baaqay anigu ee, baaqiga inaga hadhay, baa'bah yaysan inaga dhigin, abwaan baxan siduu yidhi, badnaan hadal wax kuma taro, tixda waan ka baxayaa, biyadhaca warkaygiyo, baaqaygu waa nabad, boqor iyo aqoonyahan, somaaliyeey baraaruga, dhalinyaray is biirsada. culimdoow wacdiga badi, hooyooyaaloow soo baxa, waa belo qabyaalad ee, badweyntaa ku rida oow, buntuqa iyo qoriga dhiga, buuga iyo qalinka qaata, sidii beriga leegaha, xumaha oo aan ka baydhnaa, nabada oo aan u baaqnaa, baryadii Alle iyo, balanteenu waa guul. Ku baryay ee Allahayo, Ku baroortay Eebow, Boqoroow Alahayoow, bashar kulama simi karo, ma beylihin ruuxii, xaqqah kugu barya yoow, ma badbaadoo ruuxii, aadan daryeelin adigu ee, boqoroow ku tuugayee. baryadayda iga yeel, Boqoroow Allahayoow, beeshayda kala maqan. baalaha aduunyada, beehdoowdu wada taal, badda laashku kula degay, saxara ku baa'ba'ay, Boqoroow Allahayoow, isu baadi goob oo, ka baa'bi'i xumaantoo, meel barwaaqo ah, barqadii isugu keen. barbaartuna ciyaaraan. Aamiin!
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. Last edited by juzme123; May 22nd, 2012 at 11:46 AM. |
|
|
|
|
|
#7 |
|
INKITENO
Join Date: Jan 2009
Location: Djibouti
Posts: 4,342
Likes (Received): 50
|
Waan kugu raacsanahay...Afka iyo Suugaanta Somaliyed wa mid mudan xus iyo xasuus. Soo sii daaya gabayada!!!
__________________
For some weird reason, our ancestors decided to settle in the driest, resource-poor corner of Africa.
|
|
|
|
|
|
#8 |
|
Somali Mod
Join Date: Sep 2005
Location: Kingdom Come
Posts: 24,575
Likes (Received): 443
|
|
|
|
|
|
|
#9 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
By: Hooyo Soomaaliyeed.
Somaaliyeey waxaad diidaneedayn, soo dulmiga maaha? Waar maantana waxaad doorbideen, dhac iyo boob maaha? Ragii aynu ku meel mari lahayn, waar wax madhan maaha? Soo kuwaa masaaraha sitee, meydka faga maaha? Magaceena kuwa dhumiyay ee, meel xun maray maaha? Marastooda kuwa laynaya ee, macangaga ah maaha? Meydadlka kuwaa safarsadee, musalifka ah maaha? Maskaxkale nin uu leeyahayna, kala micneeyn maaha? Imaankooda kuwa uu iblays, meel ku xidhay maaha? Soo kuwaa xaqii diidayee, na xaqiray maaha? Xoolaha dadkii dhacayoo, ka xajinaya maaha? Dabeetana taasa xaqii xafidsan, soo maaha? Masaakiinta miinada ku xidhayee, ka xamdinaya maaha? Janadii Alle' ayaan xoog ku gelayaa, ku xarbinaya soo maaha? Cadawgeenu wuxuu doonayaa, soow is cuna maaha? Casumaad wuxuu noogu fidin, soo cakiran maaha? Casharada wuxuu noogu bixin, cagajugleyn maaha? Dabateena ciidaan dhacee, cagaha [ii] leef maaha? Calankiinu waa kii dhumee. ceel ku rida maaha? Soomaaliyeey cawaan baa tahee, soo car hadal maaha? Caqli ninkii kugu hantiyey, kugu ciyaar maaha? Badaheena kuwa boobayaa, dunida soo maaha? Burcadana waxay ula baxeen, soow bulshadii maaha? Inaguna waxaynu doorbidno na, soow iyaga maaha? Debadaha waxaynu ugu didnaa, dewersi soo maaha? Doofaar nin uu deeq la yahay, deeq ha barin soo maaha? Dabadeedna aduun ayaan tabcadee, derejo mood soo maaha? Dhaqankeeniiyoo inaga dhuma, dhabarjab soo maaha? Dhalaankoo lagaa doorya, diin ka bixid maaha? Daliishii Ilaahay ku baray, soow ka durug maaha? Midii hore midan baa ka daran, dalabkuu soow maaha? Dagaalada waxaan ugu jirnaa, damac rag soow maaha? Nin waliba wuxuu doonayaa, derejo soow maaha? Soomaaliyeey waxaan doorana, soow dan qudha maaha? Sharcigii iyo dastuurkaan lahayn, dabagal soo maaha? Dulmi iyo ninkay derisyihiin, soow ka durug maaha? Dalkeenu wuxuu doonayona, dib u dhis soo maaha? Darajona Ilaah baa baxshee, soo ka bari maaha?
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. Last edited by juzme123; May 22nd, 2012 at 11:26 AM. |
|
|
|
|
|
#10 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
Fascinating poem recital:
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
#11 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
Mohamed Ibrahim Warsame ('Hadraawi')
Title: Has Love been blood-written (Soomaali) Jacayl dhiig ma lagu qoray. Has love been blood-written Has marrow yet Been poured for it A person peeled The skin from their back or ribs Has expression of this Been offered in flesh Cut from the cheeks Has blood extracted Its colour still red Uncoagulated Been scooped from the arteries Poured into a milk vessel Have two people offered it One to the other As they would fresh milk Have they shared it happily Time-separated in spirit In body as by a thorn fence Sworn to each other One morning have two After first soaking rain The damp mist dense In an unpeopled place Where apart from the trees Nothing stirred Become aware Of each other’s rustle Did that true meeting Seem a vision to them Brought by love’s plight Or its mirage From time to time As if suddenly waking Out of a dream Did their speech Desiring utterance Pass from a mouth If just a howl Did words elude them Was the situation soured by this Did spots of ceaseless rain Emotion’s tears Spill from their eyes Did it soak their clothes Did they sweat compassion Disoriented with but A stutter of movement They were stuck Each time a word No link with others lacking substance Limped out alone Was it ten days later Their tongue and palate Found strength for it But they are born for success Of equal standing Parted for so long Did they greet one another Exchanging stories Did each for their part Pass on the trials Sustained through their love Did they read the message Exchange their news Love was a food store Which when it was heated With charcoal and fire The glowing embers Of emotions stirred Did they fill a large pot Time after time Drag the enclosure’s Night-time gate Each one with tender eyes Seeing nothing harmed the other Did they listen thus For a whole year Did the talking end Did they then spend Half a day In this silent way As the daylight fell From their staring gaze Their inflamed thoughts Did they pass that night Like the camel herders In nocturnal endurance Of cold and dark Difficulties bringing illness Did the dawn then glow And the sun call out Approaching each other Not crossing the boundary Of mores and modesty Longing for a balm With a mere forearm Between them did they stand Bodies held straight Opposite each other Avoiding the step Of moving closer Resisting the play-touch The youthful way The taste glimpsed In the distance Did they just behold each other Through their eyes They stood on the spot Each one gazing Standing upright Did it last a thousand nights The legs of the termite Emerged from the earth Breaking the surface skin Did it peel their bodies Consume the flesh Did it wound the veins Pass to the nerves Persisting To the very inside of the bone The bad news It places in you That you look on with fear Is the trials and your death Did they welcome it With their whole body and a smile There’s a flower which blooms After morning’s compassion Has refreshed it with dew It brings forth a red liquid For the mouth to sip Its stamen and stigma Entwine like a rope Was it this they exchanged Offering as a legacy Did they present it to taste As the last earthly food of love Did they place at the other’s ear The word which was missing The termite gathered up Sand and detritus Forming clay diligently Rendering and plastering Did it transform those two Did a building arise Did it mould from them A structure of wonder A lofty termite mound Famed for its thickness and strength Roaming in the sun-heat of daytime Did people in the dry season Grazing lands Rest in its shade Then move away in the evening Unaware of the reality Of the story that deep inside This shady backbone support Two souls await the outcome of truth If self sacrifice is not made The breath of life not exchanged If one does not wait For an enduring legacy The building of a house upright Children and earthly sustenance Then the kisses and intentions Are nothing but superficial A poison sipped to satisfaction In that one same moment Like hyenas snatching A girl of good repute As they hide themselves In the Higlo tree To pounce out quickly Each man is expectant For what will fall to him A hyena and his grave hole The honour he has trampled The modesty he has snatched The lying illusion Does nothing but harm society Did he strive for the highest level Of fulfilment of love That closest to honour Or is something still missing? Translated by Martin Orwin
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
#12 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
This following poem was anti-colonial in nature and intended to mobilise Africa. It was written in the 60's by Magool, the aunt of todays K'naan (waving flag, olympics). She performed this at the Summit of the Organisation for African Unity and was awared a medal in recognition.
Its entitled "Oh Africa, sleeping one!" Oh Africa, sleeping one (feminine) An enemy has saddled you, sleeping one Your champions, sleeping one Are being devoured by vultures, sleeping one Containers are put on you, sleeping one Like an obedient camel, sleeping one Led forth. One does not wrap oneself in disgrace, Where art thou great men? Only a fool is always lost, Forever [in a] confused [state], Like livestock at nightfall, Always returned to the corral. Many nights I have, sleeping one Slept in great hunger, sleeping one Due to great anger, sleeping one Been unable to speak, sleeping one The milk of my livestock, sleeping one I had no opportunity for it, sleeping one They obstruct me from it. One does not wrap oneself in disgrace, Where art thou great men? Only a fool is always lost, Forever [in a] confused [state] Like livestock at nightfall, Always returned to the corral. The predator hyenas, sleeping one Hold your body [in subservience], sleeping one And your wealth, sleeping one They are replete off it, sleeping one You will not speak, sleeping one When will you realise, sleeping one When will you wake up. One does not wrap oneself in disgrace, Where art thou great men? Only a fool is always lost, Forever [in a] confused [state] Like livestock at nightfall, Always returned to the corral. No translation can do this any justice!
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
#13 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
d/p
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. Last edited by juzme123; May 22nd, 2012 at 12:14 PM. |
|
|
|
|
|
#14 |
|
INKITENO
Join Date: Jan 2009
Location: Djibouti
Posts: 4,342
Likes (Received): 50
|
Great poems Juzme, keep them coming...
__________________
For some weird reason, our ancestors decided to settle in the driest, resource-poor corner of Africa.
|
|
|
|
|
|
#15 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
Recital of poem: Wacdi, by Jaamac Kediye.
Starts @ 1.07
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. Last edited by juzme123; July 7th, 2012 at 11:44 PM. |
|
|
|
|
|
#16 |
|
*Free Agent*
Join Date: May 2010
Posts: 7,996
Likes (Received): 221
|
Salaam,
I dont understand nothing of the poetry of course lol but I discover that Somalia is called ''nations of poets'' while Mauritania is called “land of one million poets”. ![]() The best one is Diakité Cheikh Seck, I wont post one of his poems to not pollute this thread but look him up if you are interested in Arabic poetry.
__________________
check out:The African Sahel thread |
|
|
|
|
|
#17 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
Oh' bird do you fly?
By: Magool. Oh’ Bird do you fly, Glide on the winds, And act for man, With all you capacity, In a land that does not fall, Though weariness may occur. Open your beak, You knowledgeable of the land, The faraway districts, Wherever you are sent, Do you find its way. Oh’ Bird, Glide on the winds, Leap on top of the branch, Let me tell you my intentions, And have a discourse. Stand near a waning crescent, That fell from intentions at night, Then call him, And console him, Take him to a faraway place, And convey to him my news. Put him on top of your wings, And swim in the seas, Caress the clouds, And so that my eyes may brighten, Land near me. Oh’ Bird do you fly, Glide on the winds, And act for man, With all you capacity, In a land that does not fall, Though weariness may occur. *Translated by me.
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
#18 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
Gabaygii calanka ee Timocade: "Kaana Siib kana Saar!"
Gabaygii Macnaha way ku fadhiyey ee raadka maguuraanka ah kaga tagay Soomaali oo qaran noqotay halkan ka akhri. Waxaad ka dareemaysaa kalgacaylka uu Timocade u qabay dalka hooyo 1960 – Kalmadihiisa ugu mudan waxa ka mid ah “Nimankii na siraayey ee – Waax-waax noo kala saartayee; Solonaayey Cadkeena ….Surwaalkii ka yaraaday” Gabaygii Kaana siib kana saar – “Kaana” dadka qaar waxay ku macneeyaan – calanka gumaystaha ee birta ku xidhnaa iyo “Kanna saar” wuxuu ka waday calanka buluuga ah oo uu gacanta ku hayey Abwaanku. Dad goob joog ahaa maalintaa wayn ayaa laga yaabaa inay cadeeyaan. Indhawaydba waataan Salalaysay arladaydiiyee Ma samaynin maansooyinkii aan Saayidka u helaye Saankuleer ayaamahan ma bixin Soonfur dabadeede Subaxii dhamaadaba Marbaan saari jiray luuqad Sidde la qabsaduu leeyahay Iyo subucyo dhaadheere Labadaba markuu seego Wayga sirgacantaaye Aan sameeyo maansadii Dixdii ay dihatee rabtee. Anigoo Sabi ah oo Sita leeb iyo qaanso Oo sideedo iskucaano Sabad reer ka fogaaninoon La’ii aaminin soofkiyo Saacan maanta aan joogno Gabaygu wuygu sugnaa-yoo Suxufiinta dhawaaqdana Anigow ugu sareeyo ee Hadii aan sixi waayo Ama aan sarsariigo Ama aan sarma seejo Ama aan ka salguuro Ama laygu saluugo Saamiciinta maqlaysaay Isu’aalo hadhowto – ee ee…. Ilaahaan waxba seegine Subuciisa quraankiyo Sabaxooyin ku sheegayoo Saciira iyo Naciima Rabigii kala seerayow Marka suurtu dhawaaqdo e Lasoo saaro makhluuqa Shaqiga iyo saciidka Maalintaad kala soocdo Danbigaanu samaynay Rabigayow naga saamax ee ee….ya (Aamiin) Subciyoo ka dukeeyeye Sowt kaleetona waayoo Soomaaloo calan taagta Saakaa inoogu horaysoo Iinsiga inaad tihiiniyo Inkalaana saxaynine Sadex wiik iyo maalmo Hadaan soor cuni waayo Safrad laygama yaabo Sari mayso naftayda ee Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib kanna saar Ka’ sideetan Sabaano Calankaanu sugaynay Een sahankiisa ahaynow Sermawaydo hilaacdayoo Sagal maanta daroorayoo Siigadii naga maydhayoo Saqdhaxaanu ahayne Kii soosaaray cadceedow Samada kii u eekaayee Xidigana la siiyayow Saaxirkii Kala guuraye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib kanna saar Saalixiinta Islaamko Sirta kay ku arkeenoow Saahidiinta quraanka Subcisaa jimcayaashiyo Sibhantiyo haweenku Calankeey sahadsheenoow Cidina kaanay na siinine Saatir noogu yaboohayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib kanna saar Kaana siib Kanna Saar oo Sanku neefle dhamaantii Khalqiga kii u siinaaye Mid saaxiib la’ahaynoow Mid saaxiib la’ahaynoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib kanna saar Kii saciida la keenayoow Samadu kay ku xidhnaydoow Salaankii (…..masheegi karno) Sayruukhii afrikaadoow Siraadkii na’ iftiinshaye Soomaaloo dhan xoreeyayoow Saaxirkii kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib kanna saar Faralka iyo sunaha Wixii diinta ku Sahabsan Isna kii sadexeeyayoow Saaxirkii kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib kanna saar Kii gumaysiga saaraye Isticmaarkii sumeeyaye Seedihii kogsanaa iyo Seetadii naga gooyayoow Saaxirkii kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib kanna saar Soomaaloo is cunaysa oo Isa seegan dhamaanoo Saqda qaylo dhawaaqdiyo Sulub laysku Cabaystiyo Hadba soof la xanbaariyo Sareecyo dami waydiyo Kii laydhiisu na saaqdaye Kii safeeyey qabaa-ile Saf walaalo ka yeelayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib kanna saar Nimankii na siraayeye Waax-waax noo kala saaftaye Solonaayey cadkeena Inagoo dhexda suunku Sabarkeena qarqooray Kii sadkeena cunaayey Sarartiisa ka muuqdaye Surwaalkii ka yaraadaye Daaro loo sibidheeyiyo Sariiraha lagu seexdiyo Kabadh suuf laga buuxshiyo Mid baabuurka safeeyiyo Sagaal booyd iyo kuug iyo Aayad saarta caruurtiyo Waliba seeska uu lahaa Sabanka uu labayoow Saaxirkii kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib kanna saar Sawjada qofka qaataye Intuu soodhka ka taagay Uu diyaarad Salaantiyo Saraakiisha amraysa Sifiihii isticmaarka Ka siyaadiya maanta Sibilkeenan agjoogoow Sibirtiisa istaaga Ninwalbaa sigib beelo Sare u taaga gacmahoo Sacabka isu garaaca oo Nin walbaa sadex goor Subxaanoow waa mahaa dheh... ...hoyaalayooow, hoobaalayoow. Many thanks to SayliciPress Suugaan
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
#19 | |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82
|
Quote:
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
|
#20 |
|
Registered User
Join Date: Jul 2012
Posts: 278
Likes (Received): 38
|
The Speech of Our Language
ENGLISH by Jaamac Kadiye Cilmi Utterance without weight Spoken with no emphasis And all frivolous speech Is the death of our language Our speech is our heritage The most intricate poetry A song to make us dance And a song to help us work It's Heello and Buraanbur, It's chorus and refrain Syllables and music Conversation and veneration Threats and boasts Riddles and tales Stories and facts Our speech is our heritage Spoken by our ancestors It's the wealth of our people Our children's treasure-house It's the lodestone of our culture Utterly indispensable The means of seeking assistance SOMALI Hawraarta Afkeenna Hadalkii aan ujeeddiyo Himilo toosan lahayn Iyo hadaaq waa ku dilaa. Hawraari waa murtideenna Haddana waa gabaygeenna Ama heesta cayaarta Ama hawsha middeeda. Heello iyo buraanbur Hooriskeeda iyo jiibka Higgaadda iyo luuqda Haasaawihiyo ammaanta Hanjabaaddiyo faanka Halxidhaaliyo sheeko. Waa hiraab iyo toosin Waa afkii hiddaheenna Amase hooyo iyo aabbe Hantidii ummaddeenna Habistii ubadkeenna. Waa hoggaan dhaqameedka Marna aan la hureyne, Lagu soo hiranaayo. |
|
|
|
![]() |
| Thread Tools | |
| Display Modes | |
|
|