daily menu » rate the banner | guess the city | one on oneforums map | privacy policy (aug.2, 2013) | DMCA policy | flipboard magazine

Go Back   SkyscraperCity > Continental Forums > Africa > East Africa > Somalia > Economy & Business / Dhaqaalaha iyo Ganacsiga

Economy & Business / Dhaqaalaha iyo Ganacsiga Found urban images from all around the world not taken by you

Reply
 
Thread Tools
Old May 15th, 2017, 02:43 AM   #801
ModernNomad01
Registered User
 
ModernNomad01's Avatar
 
Join Date: Jul 2012
Location: New York
Posts: 962
Likes (Received): 605







ModernNomad01 no está en línea   Reply With Quote
Old May 15th, 2017, 02:44 AM   #802
ModernNomad01
Registered User
 
ModernNomad01's Avatar
 
Join Date: Jul 2012
Location: New York
Posts: 962
Likes (Received): 605







ModernNomad01 no está en línea   Reply With Quote
Old May 15th, 2017, 02:45 AM   #803
ModernNomad01
Registered User
 
ModernNomad01's Avatar
 
Join Date: Jul 2012
Location: New York
Posts: 962
Likes (Received): 605




ModernNomad01 no está en línea   Reply With Quote
Old May 15th, 2017, 11:24 PM   #804
Geeldora
Registered User
 
Geeldora's Avatar
 
Join Date: Jun 2011
Posts: 44
Likes (Received): 139

Whom are these twitter feeds for? Somalis in Somalia? And if so, why not write in Somali? Just asking!
__________________
"Third World is a state of the mind and until we change our attitude as Africans, if there is a fourth, fifth and even sixth world, we will be in it."
-PLO Lumumba

ModernNomad01 liked this post
Geeldora no está en línea   Reply With Quote
Old May 15th, 2017, 11:34 PM   #805
ModernNomad01
Registered User
 
ModernNomad01's Avatar
 
Join Date: Jul 2012
Location: New York
Posts: 962
Likes (Received): 605

Quote:
Originally Posted by Geeldora View Post
Whom are these twitter feeds for? Somalis in Somalia? And if so, why not write in Somali? Just asking!


Exact same thing I was thinking, some diaspora youth with broken Somali probably manages the account for all we know.
ModernNomad01 no está en línea   Reply With Quote
Old June 13th, 2017, 12:45 AM   #806
ModernNomad01
Registered User
 
ModernNomad01's Avatar
 
Join Date: Jul 2012
Location: New York
Posts: 962
Likes (Received): 605

Dowladda Soomaaliya oo Midaynaysa Canshuuraha Dekedaha Bosaaso, Kismaayo iyo Muqdisho



Quote:
MUQDISHO(RBC RADIO)Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan xog waraysi u badnaa la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed.

C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay inuu kala hadlay Ganacsatada Soomaaliyeed tabashooyinka ay qabaan iyo sidii uu xiriir wanaagsan u dhexmari lahaa Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed.

“Waxay nasoo gaarsiiyeen Baahida loo qabo in Canshuuraha dalka wixii soo galaya iyo wixii ka baxaya la mideeyo,oo Alaabta ka dagta Boosaaso,Kismaayo iyo Muqdisho qiimo isku mid ah lagu Canshuuro”ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya.

Wasiir C/raxmaan Bayle oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Ganacsatada Soomaaliyeed ay sidoo kale usoo gudbiyeen cabashooyin ay ka qabaan hawlaha Dekedda iyo qalabka Alaabaha lagu soo dejiyo oo ay dalbadeen in dib u eegis lagu sameeyo.

“Waxaan kaloo ka wada hadlay waxyaabaha dhibaatooyinka ah ee ka muuqda Dekedda iyo wada shaqaynta kala dhaxaysa Shirkadda Albayrek ee Maamusha Dekedda oo ay yiraahdeen waxaa loo baahan yahay in lala hadlo oo arimahooda la eego gaar ahaan qalabka wax lagu soo dejiyo oo ay yiraahdeen waxaa loo baahan yahay in dib loo qiimeeyo,waxaan aad iyo aad iskula garanay inaan wada shaqayno”ayuu hadalkiisa sii raaciyey Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan DUcaale Bayle.
ModernNomad01 no está en línea   Reply With Quote
Reply

Tags
somalia

Thread Tools

Posting Rules
You may not post new threads
You may not post replies
You may not post attachments
You may not edit your posts

BB code is On
Smilies are On
[IMG] code is On
HTML code is Off



All times are GMT +2. The time now is 07:02 PM. • styleid: 14


Powered by vBulletin® Version 3.8.11 Beta 4
Copyright ©2000 - 2018, vBulletin Solutions Inc.
Feedback Buttons provided by Advanced Post Thanks / Like (Pro) - vBulletin Mods & Addons Copyright © 2018 DragonByte Technologies Ltd.

vBulletin Optimisation provided by vB Optimise (Pro) - vBulletin Mods & Addons Copyright © 2018 DragonByte Technologies Ltd.

SkyscraperCity ☆ In Urbanity We trust ☆ about us | privacy policy | DMCA policy

tech management by Sysprosium