|
|
| daily menu » rate the banner | guess the city | one on one |
|
|
#81 |
|
Registered User
Join Date: Jun 2012
Location: Harlem
Posts: 386
Likes (Received): 151
|
hi yaa jamaaco
waa idin wadda salaamay |
|
|
|
|
|
#82 |
|
Registered User
Join Date: Jun 2012
Location: Harlem
Posts: 386
Likes (Received): 151
|
hi asxaabta waa idin salaamay
welcome maa leysku sameyaa halkaan? lolz |
|
|
|
|
|
#83 |
|
Registered User
Join Date: Jun 2012
Location: Los Angeles, CA
Posts: 3
Likes (Received): 0
|
|
|
|
|
|
|
#84 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,514
Likes (Received): 78
|
Soo dhowoow yaa Talya
As the saying goes, mininkaayagu waa mininkaaga.
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
#85 |
|
Registered User
Join Date: Jun 2012
Location: Los Angeles, CA
Posts: 3
Likes (Received): 0
|
|
|
|
|
|
|
#86 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,514
Likes (Received): 78
|
LMAO Manshallah af-Soomaaligu wuu badan yahay oo waa hodan. Ereyga "minin" waa eray koonfurta laga isticmaalo, oo la micne' ah ereyada "guri", "buul", "hooy" iyo "aqal".
Waxa kale' oo aad oran kartaa: "gurigayagu waa gurigaaga" "aqalkayagu waa aqalkaaga" "hooygayagu waa hooygaaga" etc.
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
#87 |
|
Registered User
Join Date: Jun 2012
Location: Harlem
Posts: 386
Likes (Received): 151
|
|
|
|
|
|
|
#88 | |
|
Somali Mod
Join Date: Sep 2005
Location: Kingdom Come
Posts: 24,543
Likes (Received): 422
|
Quote:
|
|
|
|
|
|
|
#89 | |
|
Registered User
Join Date: Jun 2012
Location: Los Angeles, CA
Posts: 3
Likes (Received): 0
|
Quote:
|
|
|
|
|
|
|
#90 |
|
Registered User
Join Date: Mar 2012
Posts: 118
Likes (Received): 6
|
Wlc Talya walaal.
|
|
|
|
|
|
#91 |
|
Registered User
Join Date: Jun 2012
Location: Harlem
Posts: 386
Likes (Received): 151
|
thanks guys
|
|
|
|
|
|
#92 |
|
RETIRED
Join Date: Sep 2010
Posts: 2,524
Likes (Received): 13
|
Welcome to the forum Talya.
|
|
|
|
|
|
#93 |
|
Registered User
Join Date: Jul 2012
Posts: 275
Likes (Received): 35
|
Salaam to everyone I've been roaming around here for a while but noticed it was time to introduce myself
|
|
|
|
|
|
#94 |
|
Registered User
Join Date: Sep 2009
Posts: 1,702
Likes (Received): 19
|
|
|
|
|
|
|
#95 | |
|
Registered User
Join Date: Jul 2012
Posts: 275
Likes (Received): 35
|
Quote:
|
|
|
|
|
|
|
#96 |
|
RETIRED
Join Date: Sep 2010
Posts: 2,524
Likes (Received): 13
|
Welcome to the forum Modern, have a great time!
|
|
|
|
|
|
#97 | |
|
Registered User
Join Date: Jul 2012
Posts: 275
Likes (Received): 35
|
Quote:
|
|
|
|
|
|
|
#98 | |
|
Registered User
Join Date: Jul 2012
Posts: 275
Likes (Received): 35
|
Quote:
![]()
|
|
|
|
|
|
|
#99 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,514
Likes (Received): 78
|
Welcome MN 1
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
|
|
#100 |
|
Registered User
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,514
Likes (Received): 78
|
NOTE:
Kuligiin waxaan indin leeyahay inaydun dagaalka, buuqqa iyo is-qabqabsiga fadlan naga dhaaftaan, oo aydun hadaynu Soomaali nahay inoo xil qarisaan. Waxa xaashadahan loo sameeyay: 1. Inaynu caalamka iyo dadka caalamka tusno oo barno taariikhdeena, dhaqankeena iyo quruxda dalkeena iyo dadkeena, oo muuqaal wanaagsan ka tusno. 2. Ta labaadna, in dadkeena jecel wanaaga iyo horumarka dalka iyo dadka Soomaaliyeed, ay helaan meel la' siyaasad, qabyaalad iyo dagaal, oo ay ku kulmaan. (Kuna fidiyaan wixii wanaag, horumar iyo danta guud ah; gaarahaan sawirradda, cajiladaha, gabayada, iyo waxyaabo kale' oo wanaagga ummadda Soomaaliyeed muujinaaya). Looguma talla gelin inaynu inagoo af ajanebi ku hadlayna dadka hortiisa is aflagaadeeno, is khilaafno iyo is dagaalno oo wixii xumaanteena ah dad ajanebi ah u soo bandhigno. Markaa dadkiinan xaashadahn ku cusub waxa aan idin leeyahay: (1) Ka faragaabsada ka hadalka siyaasadda ee badan iyo inaydu idinku toos isu dagaashaan/khilaaftaan (xittaa haddii aydun kala' aragti iyo fikrad tihiin). (2) Si degan, nadiifan oo ixtiraam leh isula wada hadashaan, oo hadaydun doodaysaan sidaa ku dooda (xittaa haddii aydun kala' aragti iyo fikrad tihiin). (3) Haddii aydun dhaafi kari waydaan inaydun cadaysaan wixii khilaafaad ah ee idin ka dhexeeyaa, AMA aydun doonaysaan inaydun siyaasadda Soomaaliyeed ka dooddaan: (a) inaydun afkeena (oo ah luqadda af Soomaaliga!) ku wada hadashaan; iyo (b) inaydun xaashadda siyaasadda loogu tala galay wixii hadal ah ee siyaasad ku saabsan ku eekaysiisaan. Thanks.
__________________
Geesigii Dhulkiisa Ama geeri aakhiro, ama guusha nololeed. --- Cabdulaahi Suldaan Timacadde: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag ee Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. |
|
|
|
![]() |
| Thread Tools | |
| Display Modes | |
|
|