daily menu » rate the banner | guess the city | one on one

Go Back   SkyscraperCity > Continental Forums > Africa > East Africa > Somalia > Geedka Shirarka / Off-topic forum


Reply

 
Thread Tools Display Modes
Old April 11th, 2012, 06:21 AM   #1
Constantine MMX
RETIRED
 
Constantine MMX's Avatar
 
Join Date: Sep 2010
Posts: 2,524
Likes (Received): 13

'Nation of Poets' | Discussions on Somali literature, poets and poetry | Historic and modern

The artform our people are known best for historically.

Discuss.
Constantine MMX no está en línea   Reply With Quote

Sponsored Links
 
Old April 11th, 2012, 05:17 PM   #2
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

Way ila haboon tahay inaynu gabayo miisaaniyad weyn leh, oo wadani ah ka bilaabno. Waa taariikh, ee ha la xuso oo ha la xasuusto.

__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old April 11th, 2012, 05:20 PM   #3
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old April 11th, 2012, 05:23 PM   #4
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old April 11th, 2012, 05:27 PM   #5
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

Soomaalaay Dhegaha Fura!

Soomaaloow hadaydun nabad doonaysaan,
caalamka soo gaadhaysaan,
oo faqri iyo darxumo ka baxaysaan,
waa inaydun isgarowsataan,
Isu hiilisaan,
oo wada tashataan.

Waa inaydun is saamaxdaan,
sinaan iyo cadaalad iskula dhaqantaan,
oo isu dulqaadataan,
isku qorshiyo talo noqotaan,
nimcadiina wada qaybsataan,
mustaqbalkiina ka fikirtaan,
Cadowgiina ka feejignaataan.

Waa inaydun nimcada Alle' garataan,
dhulkiinu idinku filan yahay,
oo ininka badanyahay qirataan,
in khayraadku buuxdhaaf yahay,
oo cadowhu dire diraa yahay,
weligiin ogaataan.

Waa inaydun diinta ku noqotaan,
qalbigiina daahirtaan,
oo qabyaalada iska masaxtaan,
walaalnimadiina adkaysaan,
gacalnimadii soo celisaan,
raxmadiina is tustaan.

Waa inaydun Somalinimadii noolaysaan,
oo diinta mooyaane',
waxa kaloodhan ka saraysiisaan,
danta guud ogsanaataan.
gacmo wadajir ayay wax ku gooyaan, xasuusataan.
__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old April 11th, 2012, 05:29 PM   #6
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

Gabay Somali oo wadani ah. Courtesy and credit to Ijaabo Aadan Weyrax. She is the one who composed this poem - a true Somali lady (who lives in Cairo Egypt).

"Maansodaydan bilan,
oo baawarkeedo wacanya,
oo aan boow seego ahayn,
ayaan soo bandhigayaa,
barbaaryahay dhamaantiin,
bulshoyahay dhegaha fura.

Baaqa kaleeto(/kale) oo aan soo bandhigayaa,
Barbaartii dalkeena,
waxbarasho la'i iyo,
baahi shaqo la'aan,
buntuqay ka carareen,
badduu laashku kula degaa!

Burburkaas waxa na baday,
waa belo qabyaalad ee,
ana taa umaan bogin.

Boqorkii na uuntiyo,
baaqa keligii noolaha,
Alle' ayaan baryayaa,
burburkaa na haystiyo.
inuu belada reeboow,
bilicdii dalkeeniyo,
noo biiso nabadii,
amiin ta badiyoo,
bismilaahi wada dheha.

Baaqa kaleeto oo aan soo bandhigayaa,
dekadii bilnayd iyo,
burbur madaarkii,
bilicdii magaalada,
qashin baa bayaxan oo,
burbure daarihii beled,
Booli qaran agteed iyo,
badhtanka ceelgaab,
bisadahaa nexh jiifoo,
eeyaha butaamoo,
waraabaha ku baacsan oo,
Burburkaas waxa na baday,
waa belo qabyaalad ee,
ana taa umaan bogin.

Baaqa kaleeto(/kale) oo aan soo bandhigayaa,
baabuurkii ka baxa meel,
bartii uu u socday,
kuma gaadho badbaad oo,
burcad baa jidka u geli,
baas iyo qori ku furi,
baa'bi'in dadkii qaar,
baaqigii ka soo hadha,
ma badbaadinaa yaan,
biilkay siteen iyo,
boorsaday ka qaataan,
burburkaas waxa na baday,
waa belo qabyaalad ee,
ana taa umaan bogin.

Baaqa kaleeto(/kale) oo aan soo bandhigayaa,
buktada iyo dhaawaca,
barin lagu daaweeyi'yo,
baro caafimaad ma leh,
bukto iyo dhibaatuu,
dadkeeni la baa'ba'ay,
dhkhtarkii u soo baxa,
badbaadi dadkaago,
bulshdaada wax u qabo,
beryo markaanu ku raysano,
badaw aan wax garaneyn,
aya baas ku furoo,
waa beesha reer hebel,
ayaa loo bireeyaa,
burburkaas waxa na baday,
waa belo qabyaalad ee,
ana taa umaan bogin.

Baaqa kaleeto(/kale) oo aan soo bandhigayaa,
raga belo ku faankoow,
su'aal baaxad weyn baan,
idiin soo bandhigayaa,
baasuuka la dhacayoo,
barbaartan la laynayiyo,
sedka hadaan la ii badin,
nabada waan ka baxayaa,
baasiin dab lagu shido,
baa'ba'u ma shraf baa ?
beladu ma guul baa ?

ma baa'ba'do taariikh,
dalka aad burburiseen,
bulshada aad dhameyseen,
baaqigii ka soo hadha,
hadhoow baal madoow bay,
idin ka soo bandhigi oo,
bulshadaa idin eedayn,
beena maaha hadalkaasi,

raga belo-ku-faanka ah,
"boqolaal anaa dillay,
anaa ka sii badan",
ku baryaa shisheeyaha,
burbur dalkaago,
barbaartaada soo laa,
baaruuda qaraxdiyo,
lagu siiyo beesada,
badaw aan damiir lahayn,
burburiyay dalkeeni,

Idiin baaqay anigu ee,
baaqiga inaga hadhay,
baa'bah yaysan inaga dhigin,
abwaan baxan siduu yidhi,
badnaan hadal wax kuma taro,
tixda waan ka baxayaa,
biyadhaca warkaygiyo,
baaqaygu waa nabad,

boqor iyo aqoonyahan,
somaaliyeey baraaruga,
dhalinyaray is biirsada.
culimdoow wacdiga badi,
hooyooyaaloow soo baxa,
waa belo qabyaalad ee,
badweyntaa ku rida oow,
buntuqa iyo qoriga dhiga,
buuga iyo qalinka qaata,

sidii beriga leegaha,
xumaha oo aan ka baydhnaa,
nabada oo aan u baaqnaa,
baryadii Alle iyo,
balanteenu waa guul.

Ku baryay ee Allahayo,
Ku baroortay Eebow,
Boqoroow Alahayoow,
bashar kulama simi karo,
ma beylihin ruuxii,
xaqqah kugu barya yoow,
ma badbaadoo ruuxii,
aadan daryeelin adigu ee,
boqoroow ku tuugayee.
baryadayda iga yeel,

Boqoroow Allahayoow,
beeshayda kala maqan.
baalaha aduunyada,
beehdoowdu wada taal,
badda laashku kula degay,
saxara ku baa'ba'ay,
Boqoroow Allahayoow,
isu baadi goob oo,
ka baa'bi'i xumaantoo,
meel barwaaqo ah,
barqadii isugu keen.
barbaartuna ciyaaraan.
Aamiin!
__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.

Last edited by juzme123; May 22nd, 2012 at 11:46 AM.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old April 12th, 2012, 03:12 PM   #7
Ras Siyan
INKITENO
 
Ras Siyan's Avatar
 
Join Date: Jan 2009
Location: Djibouti
Posts: 4,339
Likes (Received): 48

Quote:
Originally Posted by juzme123 View Post
Way ila haboon tahay inaynu gabayo miisaaniyad weyn leh, oo wadani ah ka bilaabno. Waa taariikh, ee ha la xuso oo ha la xasuusto.
Waan kugu raacsanahay...Afka iyo Suugaanta Somaliyed wa mid mudan xus iyo xasuus. Soo sii daaya gabayada!!!
__________________
For some weird reason, our ancestors decided to settle in the driest, resource-poor corner of Africa.
Ras Siyan no está en línea   Reply With Quote
Old April 14th, 2012, 03:33 AM   #8
Xusein
Somali Mod
 
Xusein's Avatar
 
Join Date: Sep 2005
Location: Kingdom Come
Posts: 24,564
Likes (Received): 436

__________________
SkyscraperCity SOOMAALIYA

Xusein no está en línea   Reply With Quote
Old May 22nd, 2012, 10:59 AM   #9
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

By: Hooyo Soomaaliyeed.

Somaaliyeey waxaad diidaneedayn,
soo dulmiga maaha?
Waar maantana waxaad doorbideen,
dhac iyo boob maaha?
Ragii aynu ku meel mari lahayn,
waar wax madhan maaha?
Soo kuwaa masaaraha sitee,
meydka faga maaha?
Magaceena kuwa dhumiyay ee,
meel xun maray maaha?
Marastooda kuwa laynaya ee,
macangaga ah maaha?
Meydadlka kuwaa safarsadee,
musalifka ah maaha?
Maskaxkale nin uu leeyahayna,
kala micneeyn maaha?

Imaankooda kuwa uu iblays,
meel ku xidhay maaha?
Soo kuwaa xaqii diidayee,
na xaqiray maaha?
Xoolaha dadkii dhacayoo,
ka xajinaya maaha?
Dabeetana taasa xaqii xafidsan,
soo maaha?
Masaakiinta miinada ku xidhayee,
ka xamdinaya maaha?
Janadii Alle' ayaan xoog ku gelayaa,
ku xarbinaya soo maaha?

Cadawgeenu wuxuu doonayaa,
soow is cuna maaha?

Casumaad wuxuu noogu fidin,
soo cakiran maaha?
Casharada wuxuu noogu bixin,
cagajugleyn maaha?
Dabateena ciidaan dhacee,
cagaha [ii] leef maaha?
Calankiinu waa kii dhumee.
ceel ku rida maaha?
Soomaaliyeey cawaan baa tahee,
soo car hadal maaha?
Caqli ninkii kugu hantiyey,
kugu ciyaar maaha?

Badaheena kuwa boobayaa,
dunida soo maaha?
Burcadana waxay ula baxeen,
soow bulshadii maaha?
Inaguna waxaynu doorbidno na,
soow iyaga maaha?
Debadaha waxaynu ugu didnaa,
dewersi soo maaha?

Doofaar nin uu deeq la yahay,
deeq ha barin soo maaha?
Dabadeedna aduun ayaan tabcadee,
derejo mood soo maaha?

Dhaqankeeniiyoo inaga dhuma,
dhabarjab soo maaha?
Dhalaankoo lagaa doorya,
diin ka bixid maaha?
Daliishii Ilaahay ku baray,
soow ka durug maaha?
Midii hore midan baa ka daran,
dalabkuu soow maaha?
Dagaalada waxaan ugu jirnaa,
damac rag soow maaha?
Nin waliba wuxuu doonayaa,
derejo soow maaha?

Soomaaliyeey waxaan doorana,
soow dan qudha maaha?
Sharcigii iyo dastuurkaan lahayn,
dabagal soo maaha?
Dulmi iyo ninkay derisyihiin,
soow ka durug maaha?
Dalkeenu wuxuu doonayona,
dib u dhis soo maaha?
Darajona Ilaah baa baxshee,
soo ka bari maaha?
__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.

Last edited by juzme123; May 22nd, 2012 at 11:26 AM.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old May 22nd, 2012, 11:00 AM   #10
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

Fascinating poem recital:

__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old May 22nd, 2012, 11:27 AM   #11
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

Mohamed Ibrahim Warsame ('Hadraawi')

Title: Has Love been blood-written
(Soomaali) Jacayl dhiig ma lagu qoray.

Has love been blood-written
Has marrow yet
Been poured for it
A person peeled
The skin from their back or ribs
Has expression of this
Been offered in flesh
Cut from the cheeks
Has blood extracted
Its colour still red
Uncoagulated
Been scooped from the arteries
Poured into a milk vessel
Have two people offered it
One to the other
As they would fresh milk
Have they shared it happily

Time-separated in spirit
In body as by a thorn fence
Sworn to each other
One morning have two
After first soaking rain
The damp mist dense
In an unpeopled place
Where apart from the trees
Nothing stirred
Become aware
Of each other’s rustle

Did that true meeting
Seem a vision to them
Brought by love’s plight
Or its mirage
From time to time
As if suddenly waking
Out of a dream
Did their speech
Desiring utterance
Pass from a mouth
If just a howl
Did words elude them
Was the situation soured by this

Did spots of ceaseless rain
Emotion’s tears
Spill from their eyes
Did it soak their clothes
Did they sweat compassion

Disoriented with but
A stutter of movement
They were stuck
Each time a word
No link with others
lacking substance
Limped out alone
Was it ten days later
Their tongue and palate
Found strength for it

But they are born for success
Of equal standing
Parted for so long
Did they greet one another
Exchanging stories
Did each for their part
Pass on the trials
Sustained through their love
Did they read the message
Exchange their news

Love was a food store
Which when it was heated
With charcoal and fire
The glowing embers
Of emotions stirred
Did they fill a large pot
Time after time
Drag the enclosure’s
Night-time gate
Each one with tender eyes
Seeing nothing harmed the other
Did they listen thus
For a whole year

Did the talking end
Did they then spend
Half a day
In this silent way
As the daylight fell
From their staring gaze
Their inflamed thoughts
Did they pass that night
Like the camel herders
In nocturnal endurance
Of cold and dark
Difficulties bringing illness

Did the dawn then glow
And the sun call out
Approaching each other
Not crossing the boundary
Of mores and modesty
Longing for a balm
With a mere forearm
Between them did they stand
Bodies held straight
Opposite each other
Avoiding the step
Of moving closer
Resisting the play-touch
The youthful way
The taste glimpsed
In the distance
Did they just behold each other
Through their eyes

They stood on the spot
Each one gazing
Standing upright
Did it last a thousand nights

The legs of the termite
Emerged from the earth
Breaking the surface skin
Did it peel their bodies
Consume the flesh
Did it wound the veins
Pass to the nerves
Persisting
To the very inside of the bone

The bad news
It places in you
That you look on with fear
Is the trials and your death
Did they welcome it
With their whole body and a smile

There’s a flower which blooms
After morning’s compassion
Has refreshed it with dew
It brings forth a red liquid
For the mouth to sip
Its stamen and stigma
Entwine like a rope
Was it this they exchanged
Offering as a legacy
Did they present it to taste
As the last earthly food of love
Did they place at the other’s ear
The word which was missing

The termite gathered up
Sand and detritus
Forming clay diligently
Rendering and plastering
Did it transform those two
Did a building arise
Did it mould from them
A structure of wonder
A lofty termite mound
Famed for its thickness and strength

Roaming in the sun-heat of daytime
Did people in the dry season
Grazing lands
Rest in its shade
Then move away in the evening
Unaware of the reality
Of the story that deep inside
This shady backbone support
Two souls await the outcome of truth

If self sacrifice is not made
The breath of life not exchanged
If one does not wait
For an enduring legacy
The building of a house upright
Children and earthly sustenance
Then the kisses and intentions
Are nothing but superficial
A poison sipped to satisfaction
In that one same moment
Like hyenas snatching
A girl of good repute
As they hide themselves
In the Higlo tree
To pounce out quickly
Each man is expectant
For what will fall to him
A hyena and his grave hole
The honour he has trampled
The modesty he has snatched
The lying illusion
Does nothing but harm society

Did he strive for the highest level
Of fulfilment of love
That closest to honour
Or is something still missing?

Translated by Martin Orwin
__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old May 22nd, 2012, 11:29 AM   #12
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

This following poem was anti-colonial in nature and intended to mobilise Africa. It was written in the 60's by Magool, the aunt of todays K'naan (waving flag, olympics). She performed this at the Summit of the Organisation for African Unity and was awared a medal in recognition.


Its entitled "Oh Africa, sleeping one!"


Oh Africa, sleeping one (feminine)
An enemy has saddled you, sleeping one
Your champions, sleeping one
Are being devoured by vultures, sleeping one
Containers are put on you, sleeping one
Like an obedient camel, sleeping one
Led forth.

One does not wrap oneself in disgrace,
Where art thou great men?

Only a fool is always lost,
Forever [in a] confused [state],
Like livestock at nightfall,
Always returned to the corral.

Many nights I have, sleeping one
Slept in great hunger, sleeping one
Due to great anger, sleeping one
Been unable to speak, sleeping one
The milk of my livestock, sleeping one
I had no opportunity for it, sleeping one
They obstruct me from it.

One does not wrap oneself in disgrace,
Where art thou great men?

Only a fool is always lost,
Forever [in a] confused [state]
Like livestock at nightfall,
Always returned to the corral.

The predator hyenas, sleeping one
Hold your body [in subservience], sleeping one
And your wealth, sleeping one
They are replete off it, sleeping one
You will not speak, sleeping one
When will you realise, sleeping one
When will you wake up.

One does not wrap oneself in disgrace,
Where art thou great men?

Only a fool is always lost,
Forever [in a] confused [state]
Like livestock at nightfall,
Always returned to the corral.

No translation can do this any justice!
__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old May 22nd, 2012, 11:56 AM   #13
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

d/p
__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.

Last edited by juzme123; May 22nd, 2012 at 12:14 PM.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old May 24th, 2012, 12:42 AM   #14
Ras Siyan
INKITENO
 
Ras Siyan's Avatar
 
Join Date: Jan 2009
Location: Djibouti
Posts: 4,339
Likes (Received): 48

Great poems Juzme, keep them coming...
__________________
For some weird reason, our ancestors decided to settle in the driest, resource-poor corner of Africa.
Ras Siyan no está en línea   Reply With Quote
Old May 24th, 2012, 02:00 PM   #15
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

Recital of poem: Wacdi, by Jaamac Kediye.

Starts @ 1.07

__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.

Last edited by juzme123; July 7th, 2012 at 11:44 PM.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old May 25th, 2012, 03:53 PM   #16
Hadrami
*Free Agent*
 
Hadrami's Avatar
 
Join Date: May 2010
Posts: 7,991
Likes (Received): 219

Salaam,
I dont understand nothing of the poetry of course lol
but I discover that Somalia is called ''nations of poets'' while Mauritania is called “land of one million poets”.
The best one is Diakité Cheikh Seck, I wont post one of his poems to not pollute this thread but look him up if you are interested in Arabic poetry.
__________________
check out:The African Sahel thread
Hadrami no está en línea   Reply With Quote
Old June 30th, 2012, 10:39 PM   #17
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

Oh' bird do you fly?

By: Magool.

Oh’ Bird do you fly,
Glide on the winds,
And act for man,
With all you capacity,
In a land that does not fall,
Though weariness may occur.

Open your beak,
You knowledgeable of the land,
The faraway districts,
Wherever you are sent,
Do you find its way.

Oh’ Bird,
Glide on the winds,
Leap on top of the branch,
Let me tell you my intentions,
And have a discourse.

Stand near a waning crescent,
That fell from intentions at night,
Then call him,
And console him,
Take him to a faraway place,
And convey to him my news.

Put him on top of your wings,
And swim in the seas,
Caress the clouds,
And so that my eyes may brighten,
Land near me.

Oh’ Bird do you fly,
Glide on the winds,
And act for man,
With all you capacity,
In a land that does not fall,
Though weariness may occur.

*Translated by me.
__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old July 7th, 2012, 11:40 PM   #18
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

Gabaygii calanka ee Timocade: "Kaana Siib kana Saar!"

Gabaygii Macnaha way ku fadhiyey ee raadka maguuraanka ah kaga tagay Soomaali oo qaran noqotay halkan ka akhri. Waxaad ka dareemaysaa kalgacaylka uu Timocade u qabay dalka hooyo 1960 – Kalmadihiisa ugu mudan waxa ka mid ah “Nimankii na siraayey ee – Waax-waax noo kala saartayee; Solonaayey Cadkeena ….Surwaalkii ka yaraaday”

Gabaygii Kaana siib kana saar – “Kaana” dadka qaar waxay ku macneeyaan – calanka gumaystaha ee birta ku xidhnaa iyo “Kanna saar” wuxuu ka waday calanka buluuga ah oo uu gacanta ku hayey Abwaanku. Dad goob joog ahaa maalintaa wayn ayaa laga yaabaa inay cadeeyaan.

Indhawaydba waataan
Salalaysay arladaydiiyee
Ma samaynin maansooyinkii aan
Saayidka u helaye
Saankuleer ayaamahan ma bixin
Soonfur dabadeede
Subaxii dhamaadaba
Marbaan saari jiray luuqad
Sidde la qabsaduu leeyahay
Iyo subucyo dhaadheere
Labadaba markuu seego
Wayga sirgacantaaye
Aan sameeyo maansadii
Dixdii ay dihatee rabtee.

Anigoo Sabi ah oo
Sita leeb iyo qaanso
Oo sideedo iskucaano
Sabad reer ka fogaaninoon
La’ii aaminin soofkiyo
Saacan maanta aan joogno
Gabaygu wuygu sugnaa-yoo
Suxufiinta dhawaaqdana
Anigow ugu sareeyo ee
Hadii aan sixi waayo
Ama aan sarsariigo
Ama aan sarma seejo
Ama aan ka salguuro
Ama laygu saluugo
Saamiciinta maqlaysaay
Isu’aalo hadhowto – ee ee….

Ilaahaan waxba seegine
Subuciisa quraankiyo
Sabaxooyin ku sheegayoo
Saciira iyo Naciima
Rabigii kala seerayow
Marka suurtu dhawaaqdo e
Lasoo saaro makhluuqa
Shaqiga iyo saciidka
Maalintaad kala soocdo
Danbigaanu samaynay
Rabigayow naga saamax ee ee….ya (Aamiin)
Subciyoo ka dukeeyeye
Sowt kaleetona waayoo
Soomaaloo calan taagta
Saakaa inoogu horaysoo
Iinsiga inaad tihiiniyo
Inkalaana saxaynine
Sadex wiik iyo maalmo
Hadaan soor cuni waayo
Safrad laygama yaabo
Sari mayso naftayda ee
Saaxirkii Kala guurnaye
Sareeyow ma nusqaamoow
Aan siduu yahay eego ee
Kaana siib kanna saar


Ka’ sideetan Sabaano
Calankaanu sugaynay
Een sahankiisa ahaynow
Sermawaydo hilaacdayoo
Sagal maanta daroorayoo
Siigadii naga maydhayoo
Saqdhaxaanu ahayne
Kii soosaaray cadceedow
Samada kii u eekaayee
Xidigana la siiyayow
Saaxirkii Kala guuraye
Sareeyow ma nusqaamoow
Aan siduu yahay eego ee
Kaana siib kanna saar


Saalixiinta Islaamko
Sirta kay ku arkeenoow
Saahidiinta quraanka
Subcisaa jimcayaashiyo
Sibhantiyo haweenku
Calankeey sahadsheenoow
Cidina kaanay na siinine
Saatir noogu yaboohayoow
Saaxirkii Kala guurnaye
Sareeyow ma nusqaamoow
Aan siduu yahay eego ee
Kaana siib kanna saar

Kaana siib Kanna Saar oo
Sanku neefle dhamaantii
Khalqiga kii u siinaaye
Mid saaxiib la’ahaynoow
Mid saaxiib la’ahaynoow
Saaxirkii Kala guurnaye
Sareeyow ma nusqaamoow
Aan siduu yahay eego ee
Kaana siib kanna saar

Kii saciida la keenayoow
Samadu kay ku xidhnaydoow
Salaankii (…..masheegi karno)
Sayruukhii afrikaadoow
Siraadkii na’ iftiinshaye
Soomaaloo dhan xoreeyayoow
Saaxirkii kala guurnaye
Sareeyow ma nusqaamoow
Aan siduu yahay eego ee
Kaana siib kanna saar

Faralka iyo sunaha
Wixii diinta ku Sahabsan
Isna kii sadexeeyayoow
Saaxirkii kala guurnaye
Sareeyow ma nusqaamoow
Aan siduu yahay eego ee
Kaana siib kanna saar

Kii gumaysiga saaraye
Isticmaarkii sumeeyaye
Seedihii kogsanaa iyo
Seetadii naga gooyayoow
Saaxirkii kala guurnaye
Sareeyow ma nusqaamoow
Aan siduu yahay eego ee
Kaana siib kanna saar

Soomaaloo is cunaysa oo
Isa seegan dhamaanoo
Saqda qaylo dhawaaqdiyo
Sulub laysku Cabaystiyo
Hadba soof la xanbaariyo
Sareecyo dami waydiyo
Kii laydhiisu na saaqdaye
Kii safeeyey qabaa-ile
Saf walaalo ka yeelayoow
Saaxirkii Kala guurnaye
Sareeyow ma nusqaamoow
Aan siduu yahay eego ee
Kaana siib kanna saar

Nimankii na siraayeye
Waax-waax noo kala saaftaye
Solonaayey cadkeena
Inagoo dhexda suunku
Sabarkeena qarqooray
Kii sadkeena cunaayey
Sarartiisa ka muuqdaye
Surwaalkii ka yaraadaye
Daaro loo sibidheeyiyo
Sariiraha lagu seexdiyo
Kabadh suuf laga buuxshiyo
Mid baabuurka safeeyiyo
Sagaal booyd iyo kuug iyo
Aayad saarta caruurtiyo
Waliba seeska uu lahaa
Sabanka uu labayoow
Saaxirkii kala guurnaye
Sareeyow ma nusqaamoow
Aan siduu yahay eego ee
Kaana siib kanna saar

Sawjada qofka qaataye
Intuu soodhka ka taagay
Uu diyaarad Salaantiyo
Saraakiisha amraysa
Sifiihii isticmaarka
Ka siyaadiya maanta
Sibilkeenan agjoogoow
Sibirtiisa istaaga
Ninwalbaa sigib beelo
Sare u taaga gacmahoo
Sacabka isu garaaca oo
Nin walbaa sadex goor
Subxaanoow waa mahaa dheh...
...hoyaalayooow, hoobaalayoow.

Many thanks to SayliciPress Suugaan
__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old August 14th, 2012, 11:07 PM   #19
juzme123
Registered User
 
juzme123's Avatar
 
Join Date: Feb 2011
Posts: 3,527
Likes (Received): 82

Quote:
Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.
Cabdulaahi Suldaan Timacadde
__________________
Geesigii Dhulkiisa

Ama geeri aakhiro,
ama guusha nololeed.


---

Cabdulaahi Suldaan Timacadde:


Dunidii ka habsaanay oo
Inaga ugu dambeyna oo
Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee
Dhamantiin dhergi weyney oo
Isu dhiibnay dugaag ee
Soomaaloo kala daadsan
Hadaynaan isu duubin
Durki mayno xadaawe
Cidna daafici mayno.
juzme123 no está en línea   Reply With Quote
Old August 15th, 2012, 02:51 AM   #20
ModernNomad01
Registered User
 
ModernNomad01's Avatar
 
Join Date: Jul 2012
Posts: 278
Likes (Received): 38

The Speech of Our Language

ENGLISH

by Jaamac Kadiye Cilmi


Utterance without weight
Spoken with no emphasis
And all frivolous speech
Is the death of our language

Our speech is our heritage
The most intricate poetry
A song to make us dance
And a song to help us work

It's Heello and Buraanbur,
It's chorus and refrain
Syllables and music
Conversation and veneration
Threats and boasts
Riddles and tales

Stories and facts
Our speech is our heritage
Spoken by our ancestors
It's the wealth of our people
Our children's treasure-house

It's the lodestone of our culture
Utterly indispensable
The means of seeking assistance

SOMALI


Hawraarta Afkeenna


Hadalkii aan ujeeddiyo
Himilo toosan lahayn
Iyo hadaaq waa ku dilaa.

Hawraari waa murtideenna
Haddana waa gabaygeenna
Ama heesta cayaarta
Ama hawsha middeeda.

Heello iyo buraanbur
Hooriskeeda iyo jiibka
Higgaadda iyo luuqda
Haasaawihiyo ammaanta
Hanjabaaddiyo faanka
Halxidhaaliyo sheeko.

Waa hiraab iyo toosin
Waa afkii hiddaheenna
Amase hooyo iyo aabbe
Hantidii ummaddeenna
Habistii ubadkeenna.

Waa hoggaan dhaqameedka
Marna aan la hureyne,
Lagu soo hiranaayo.
ModernNomad01 no está en línea   Reply With Quote


Reply

Thread Tools
Display Modes

Posting Rules
You may not post new threads
You may not post replies
You may not post attachments
You may not edit your posts

BB code is On
Smilies are On
[IMG] code is On
HTML code is Off



All times are GMT +2. The time now is 07:14 AM.


Powered by vBulletin® Version 3.8.7
Copyright ©2000 - 2013, vBulletin Solutions, Inc.
Feedback Buttons provided by Advanced Post Thanks / Like v3.1.2 (Pro) - vBulletin Mods & Addons Copyright © 2013 DragonByte Technologies Ltd.
vBulletin Optimisation provided by vB Optimise (Pro) - vBulletin Mods & Addons Copyright © 2013 DragonByte Technologies Ltd. (Resources saved on this page: MySQL 23.08%)

SkyscraperCity - In Urbanity We Trust

Hosted by Blacksun, dedicated to this site too!
Forum server management by DaiTengu