daily menu » rate the banner | guess the city | one on one

Go Back   SkyscraperCity > Continental Forums > Africa > East Africa > Somalia > Economy & Business / Dhaqaalaha iyo Ganacsiga


Reply

 
Thread Tools Display Modes
Old April 15th, 2012, 12:24 PM   #1
Constantine MMX
RETIRED
 
Constantine MMX's Avatar
 
Join Date: Sep 2010
Posts: 2,524
Likes (Received): 13

Spotlight on SKA's work in the Somali Aviation and Maritime sectors - Video



Somali part starts at 07:30
Constantine MMX no está en línea   Reply With Quote

Sponsored Links
 
Old May 19th, 2012, 03:21 AM   #2
ja'far
Registered User
 
ja'far's Avatar
 
Join Date: Sep 2009
Posts: 1,702
Likes (Received): 19

Nin Ajnabi ah oo ahaa xisaabiyaha Shirkada SKA ee gacanta ku heysa Maamulka Garoonka Diyaaradaha ayaa maanta la dhuuntay lacago uu in muddo ah u hayay shirkada, isagoo ninkan diyaarad ka raacay Garoonka.

Ninkan oo lagu magacaabo Magdi ayaa dhalashadiisa lagu sheegay dalka Masar, isagoo ahaa Xisaabiyaha Shirkada SKA.

Ilo ku dhow dhow Garoonka Diyaaradaha ayaa u sheegay Jowhar.com in ninkan uu hayay lacagaha Shirkada SKA ka qaado diyaaradaha soo caga dhigta, iyadoo aan si dhab ah loo ogeyn cadadka lacagta.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ninkan lacagaha uu hayay ay ku dhow dahay Malaayiin Doolar Shirkada ugu uruurtay garoonka intii ay waday howsha maamulida Garoonka, inkastoo aan la xaqiijin karin.

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Cali Maxamed Ibraahim ayaa sheegay inuu maqlay warka sheegaya inuu lacago la baxsaday nin ajnabi ahaa oo u shaqeynayay SKA, inkastoo uusan faah faahin kale sii heyn.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in ninkan Ajnabiga lagu qabtay garoonka diyaaradaha Magaalada Nairobi, halkaasoo uu ka degay, waxaana la sheegayaa in markii ay ka war heleen Saraakiisha SKA ay la hadleen Waaxda Socdaalka dalka Kenya, si ay u qabtaan ninkaas.

Arrintan ayaan la ogeyn saameynta ay ku yeelan karo howlaha Shirkada SKA ay ka wado garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana Shirkada mudadii ay ka howl galeysay garoonka ay ku soo kordhisay adeegyo kala duwan iyo horumar ay ku sameysay marinadii ay ku degi laheyd Diyaarada.

http://www.jowhar.com/news.php?readmore=885
ja'far no está en línea   Reply With Quote


Reply

Thread Tools
Display Modes

Posting Rules
You may not post new threads
You may not post replies
You may not post attachments
You may not edit your posts

BB code is On
Smilies are On
[IMG] code is On
HTML code is Off



All times are GMT +2. The time now is 10:36 PM.


Powered by vBulletin® Version 3.8.7
Copyright ©2000 - 2013, vBulletin Solutions, Inc.
Feedback Buttons provided by Advanced Post Thanks / Like v3.1.2 (Pro) - vBulletin Mods & Addons Copyright © 2013 DragonByte Technologies Ltd.
vBulletin Optimisation provided by vB Optimise (Pro) - vBulletin Mods & Addons Copyright © 2013 DragonByte Technologies Ltd. (Resources saved on this page: MySQL 25.00%)

SkyscraperCity - In Urbanity We Trust

Hosted by Blacksun, dedicated to this site too!
Forum server management by DaiTengu