Skyscraper City Forum banner
1 - 3 of 3 Posts

·
RETIRED
Joined
·
2,613 Posts
Discussion Starter · #1 ·
It used to be a major factory that contributed to Somalia being a hub for textiles exports:

Fifty kilometers (30 miles) outside Mogadishu is the Somaltex factory, whose 154 automated looms work 14 hours a day, turning out nearly 14 million meters (about 15 million yards) of cloth annually - almost enough to reach from New York to Mogadishu. The Somaltex futas vary in thickness, color, and design and sell for approximately 800 shillings ($8); most shops in the marketplace stock them as well as the imported polyesters. The latter, although impractical in the tropical heat, easily torn and expensive, seem to have captured the taste of Somali women by their bright patterns and varied textures. -- Lark Ellen Gould, The Weaver's song
The equipment was luckily protected from looters:









Warshada Dharka Balcad oo la howlgelin doono


Madaxweynaha Dowladda KMG Sh. Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay xili uu booqanayay degmada Balcad in la howlgalin doono warshada Dharka Soomaaliya ee ku taala dagmada Balcad isagoona uga mahadceliyay muwaadiniintii u istaagay iney badbaadiyaam isla markaana ilaalinayay 21 sano oo aysan ku qaaddaneyn wax mushaar ah, balse ay Dowladda ay ogaan doonto marka ay howl bilowdo warshada.

Warshada dharka Balcad ayaa ah mid shaqeyneysa, iyadoo warshadani ay nasiib u yeelatay iney ka badbaado burburkii iyo bililiqadii dalka ka dhacay, waxaana arintaasi ku amaanan shaqsiyaad u istaagay iney badbaadiyaan warshadaasi.waa warshada kaliya ee ka badbaaday hantida qarranka Soomaaliyeed. -- Source
 

·
Registered
Joined
·
802 Posts
Masha Allah waa halka shirkad oo aan dhac loo geysan good job.waxaan rajenaa in shirkadii
SNAI ee jowhar invest lagu sameeyo,it was maybe the most modern fabric in Somalia back in the days.it is the season of good news i love it.
 
1 - 3 of 3 Posts
This is an older thread, you may not receive a response, and could be reviving an old thread. Please consider creating a new thread.
Top