Kismaayo wey cagaarnaan jirtey berisamaadkii or so I'm talled. Dhibaatada jarista dhirta ey hayso waa tan. Dhulkii oo idil ayaa tartiib tartiib isku bedelaayaa lama deegaan.