Waa runtaa sxb! waa kaa naxay walaahi sawirka Kismaayo wee uu ekatey magaalo meel Saharo ah kuu taalo! nasiib xumo waaye saan waxaa sababay 22 sano ee dagaalka sokeyey Kismayo waxee noqotey melaaha igu badan ee gedaha lagu gubo sidda dhuxusha loga ganacsado.this is the result.
Kismaayo wey cagaarnaan jirtey berisamaadkii or so I'm talled. Dhibaatada jarista dhirta ey hayso waa tan. Dhulkii oo idil ayaa tartiib tartiib isku bedelaayaa lama deegaan.