SkyscraperCity banner
1 - 20 of 20 Posts

·
Registered
Joined
·
102 Posts
Wooow! My beautiful hometown Caabudwaaq has stepped on the road to progress. No more inconvenient landing/departure from Gaalkacyo. Cant wait to land there summer 2013 inshalah. :banana:
 
·
Registered
Joined
·
102 Posts
^^Nothing to be confused about. During marxuum Jaale Maxamed Siyaad Barre(AUN) time, he was commonly known and addressed as Jaale Siyaad. Also Hargeisa international airport is also known as Egal International Airport, refering to the late leader of the Somaliland region Marxuum Mohamed Haji Ibrahim Egal (AUN). I hope this makes it a bit clearer :)
 
·
Registered
Joined
·
287 Posts

You missed my point. I'm not asking why the airport is named after a previous leader, many airports in the world are-that's fine. I'm asking is this airport named after Maxamed Siyaad Barre? And if yes, is that a good idea?
 
·
Registered
Joined
·
4,805 Posts
^^Nothing to be confused about. During marxuum Jaale Maxamed Siyaad Barre(AUN) time, he was commonly known and addressed as Jaale Siyaad. Also Hargeisa international airport is also known as Egal International Airport, refering to the late leader of the Somaliland region Marxuum Mohamed Haji Ibrahim Egal (AUN). I hope this makes it a bit clearer :)
Got it, thanks for the explanation sxb :cheers:
 
·
RETIRED
Joined
·
2,613 Posts
Discussion Starter · #10 ·
At this rate, there will be an airport in every corner of Somalia :lol: Good thing they're building it though.
Insha'allah that will be the case because this is spread-out development, and a good foundation for when the country takes off economically in the post-war era. There are 7 airports with paved runways, there should be at least 5 to 7 more such airports to connect the entire country. Countries with similar populations as Somalia such as Hungary are a good example.
 
·
Registered
Joined
·
102 Posts
Ras Siyan said:
At this rate, there will be an airport in every corner of Somalia :lol: Good thing they're building it though.

But seriously, they could have picked a better name than the late dictator's
Shaqsiga aad Dictatorka ku tilmaamtay waa kii qeyb libaax ka qaatay gobanimodoonkii dalka aad ka timid ee Jabuuti. Geed dheer iyo geed gaabanba wuu u koray sidii u qowmiyada Soomaali ama Soomaaliweyn oo idil gobanimadoodi ay u hantaan oo cizi iyo sharaf ay ku nooladaan oo ay ka baxan gacanka gumeeysiyaashi dhulka soo maray. Jaale Siyaad Taariikhda Soomaali baal dahab ayuu ka galay, Ilaahayna Janadii Fardawso Ha ka waraabiyo.
 
·
Djibouti
Joined
·
6,136 Posts
Shaqsiga aad Dictatorka ku tilmaamtay waa kii qeyb libaax ka qaatay gobanimodoonkii dalka aad ka timid ee Jabuuti.
Waa run, waanan ugu abaal qabnaa isaga iyo umada walalehen e reer Somalia
Geed dheer iyo geed gaabanba wuu u koray sidii u qowmiyada Soomaali ama Soomaaliweyn oo idil gobanimadoodi ay u hantaan oo cizi iyo sharaf ay ku nooladaan oo ay ka baxan gacanka gumeeysiyaashi dhulka soo maray. Jaale Siyaad Taariikhda Soomaali baal dahab ayuu ka galay, Ilaahayna Janadii Fardawso Ha ka waraabiyo.
I don't agree with this part though...But hey, your opinion
 
·
Sh. Ayatulah Al-Burcaawi
Joined
·
759 Posts
Shaqsiga aad Dictatorka ku tilmaamtay waa kii qeyb libaax ka qaatay gobanimodoonkii dalka aad ka timid ee Jabuuti. Geed dheer iyo geed gaabanba wuu u koray sidii u qowmiyada Soomaali ama Soomaaliweyn oo idil gobanimadoodi ay u hantaan oo cizi iyo sharaf ay ku nooladaan oo ay ka baxan gacanka gumeeysiyaashi dhulka soo maray. Jaale Siyaad Taariikhda Soomaali baal dahab ayuu ka galay, Ilaahayna Janadii Fardawso Ha ka waraabiyo.
Waar annaga ha noo ammaanin Afweyne, halkaas ay maanta joogto ummadda soomaaliyeed isaga ayaa dhigay, waa ninka kaliya ee dadkiisa u adeegsaday hubkii iyaga lagu difaaci lahaa!...Dadka qaar qabyaalad baa indha kasoo ridaysa, iyagoo xaqiiqda jirta mar walba iska indho tira :eek:hno::eek:hno:
 
·
Registered
Joined
·
1,342 Posts
Waan ku faraxsan yahey horumarkan laakiin magaca loo bixiyey kistoo waa laga fiican yahey. Waan ogyahey in wax badan uu umadda usoo qabtey, iyadoo eey saas taheyna maalin cad buu dadkiisa laayey oo xasuuqay. Alla ha u naxariistee, in duqa la iska daayo oo magac kale loo bixiyo baa ila qumaneyd.

On a side note, does Dhuusomareeb have an airport?
 
·
Registered
Joined
·
102 Posts
Waa ayo dadkii uu Jaale Siyaad(aun) xasuuqay? Dadkii oo talaabada adag lagu qaaday dabcan waxeey ahaayeen jabhadahii xabashadii soo hubeysay oo la doonayay in ay Soomaaliya khalkhal gasho oo burburto. Teeda kale garoonka in lagu magacdaro Jaale Siyaad maxaa u diiday, ma garoomaha Adan Cabdulle/xamar , Cigaal international Airport/hargeisa iyo more recently Cabdullahi Yusuf airport in Gaalkacyo buu ka duwanyahay? Allaha u naxariisto Maxamed Siyaad Barre, dambigiisana ha dhaafo wax kastoo khalad oo ka dhacayba u maleynmaayo in geesi la mid ah laga helo karo dunida saddexaad oo idil. Hadalkiisii ayaan soo xasuustaa oo ahaa" Anigu waxaan galay ama aan guday taariikhda ayaa sheegi doonta".
 
·
Registered
Joined
·
4,805 Posts
Fadlan wada inaydun af-soomaali ku dooddaan. Wixii khilaaf ah ee dhexdeena ka jira, ka hadalkiisu waa inuu af-soomaali ku eekaado.

Waxba aynaan isku aragti ahaanin (taasi waa caadi), laakiin aynu guud ahaan isu xil qarino.

Mahadsanid.
 
·
Registered
Joined
·
802 Posts
Waa ayo dadkii uu Jaale Siyaad(aun) xasuuqay? Dadkii oo talaabada adag lagu qaaday dabcan waxeey ahaayeen jabhadahii xabashadii soo hubeysay oo la doonayay in ay Soomaaliya khalkhal gasho oo burburto. Teeda kale garoonka in lagu magacdaro Jaale Siyaad maxaa u diiday, ma garoomaha Adan Cabdulle/xamar , Cigaal international Airport/hargeisa iyo more recently Cabdullahi Yusuf airport in Gaalkacyo buu ka duwanyahay? Allaha u naxariisto Maxamed Siyaad Barre, dambigiisana ha dhaafo wax kastoo khalad oo ka dhacayba u maleynmaayo in geesi la mid ah laga helo karo dunida saddexaad oo idil. Hadalkiisii ayaan soo xasuustaa oo ahaa" Anigu waxaan galay ama aan guday taariikhda ayaa sheegi doonta".
walaal marka horey waa kuugu racsanahay sheekadaada inta badan lakiin in aad siyaad barre iyo aden cadde aa meel isla dhigto kuugu maa racsani waayo midna wuxuu ahaa dictator midna waa madaxweynihii somaliya ugu horeyey oo laa wadda dortey oo civil ah.qof walba asiga ayaa iqtiyaar u leh magaca oo rabo in uu laa baxo lakiin siyaad barre iyo aden cadde tariqdooda wee kala duwantahay bro.
 
·
Registered
Joined
·
1,342 Posts
MDGW said:
Waa ayo dadkii uu Jaale Siyaad(aun) xasuuqay? Dadkii oo talaabada adag lagu qaaday dabcan waxeey ahaayeen jabhadahii xabashadii soo hubeysay oo la doonayay in ay Soomaaliya khalkhal gasho oo burburto. Teeda kale garoonka in lagu magacdaro Jaale Siyaad maxaa u diiday, ma garoomaha Adan Cabdulle/xamar , Cigaal international Airport/hargeisa iyo more recently Cabdullahi Yusuf airport in Gaalkacyo buu ka duwanyahay? Allaha u naxariisto Maxamed Siyaad Barre, dambigiisana ha dhaafo wax kastoo khalad oo ka dhacayba u maleynmaayo in geesi la mid ah laga helo karo dunida saddexaad oo idil. Hadalkiisii ayaan soo xasuustaa oo ahaa" Anigu waxaan galay ama aan guday taariikhda ayaa sheegi doonta".
Sxb booskeyga hore waan ka laabtey oo haddii odeyga loogu magacdaro iminka dhibaatu uma arki oo waan kugu raacsanyahay. Tan labaad, sxb Soomaali oo idil baa og xasuuqii ka dhacey gobolladda waqooyi ee dalkeena. Waxa ka careysiiyo walaalaheen waqooyi oo ey ku doodaan waxa weeye 'sidee baan dib ula midoownaa kuwa inkiro xasuuqii naloo geystey' adna waxaan kuu arkaa inaad inkirayso xasuuqaas taasina waa laga fiicanyahay walaal.
 
1 - 20 of 20 Posts
Top